Guddoomiyaha G/Banaadir oo kulan la qaatay ku xigeenada maamulkaasi
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed(Cumar Filish) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay guddoonka ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed(Cumar Filish) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay guddoonka ...
Ciidamo ka tirsan Howlgalka Nabad ilaalinta midowga Afrika ee Amisom ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug halkaasoo uu ...
Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Somaaliyeed Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan ayaa maanta xilka kala wareegay Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ...
Xaflad ay xilka ku kala wareegayaan Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Somaaliyeed Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan iyo taliyihii hore Sareeye ...
Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada XFS ayaa shaacisay in shaqaalaha DF & kuwa gaarka ay fasax yihiin Beri oo Sabti ...
aliyaha AMISOM General Tigabu Yilma ayaa Maanta Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana Halkaasi ku soo dhaweeyey Saraakiisha ...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Marwoo Faadumo C/llahi Maxamuud (insaaniya)ayaa gudbisay warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo,iyadoo munasabad looga guddoomayay warqadaha aqoonsiga ...
Ciidanka Boliiska Dalka Kenya ayaa aroornimadii hore ee Saaka oo Jimca ah toogasho ku dilay Nin ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta wada hadallo wax ku ool ah kula yeeshay Magaalada Yokohama ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho