Ergada Gaalkacyo Uga Qayb Geleysa Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug Oo Dhuusamareeb Lagu Soo Dhaweeyay+sawirro
Guddiga qaban-qaabada dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay ergada Gaalkacyo uga qeyb geleysa shir-weynaha la isugu keenayo dhammaan ...
















