Shirkii 4-aad ee madasha guddiyada dastuurka heer Federaal& heer dowlad goboleed oo Garowe ka furmay+sawirro
Waxaa maantay magaalada Garowe ee xarunta dowlada goboleedka Puntland si rasmi ah uga furmay shirkii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka ...
















