Madaxweyne Geelle oo qasriga madaxtooyada Jabuuti ku qaabilay Gudoomiyaasha labada Aqal ee BFS.+Sawirro.
Gudoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka Mudane Maxamed Mursal Sheakh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiyaha golaha aqalka sarre ee jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdi ...
















