Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeeyay Ciidanka Danab Ee Lagu Wareejiyay Gacan Ku Heynta Amniga Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeyay ciidanka Xoogga qeybtooda Danab ee lagu wareejiyay ...
















