Wasiirka Difaaca XFS oo Baydhabo ka furay xarun tababar ciidan
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed (Amardambe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa magaalada Baydhabo ayaa ...
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed (Amardambe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa magaalada Baydhabo ayaa ...
Madaxweyanaha dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Ducale Geelle Xaaf, ayaa xil ka qaadis ku sameyay Guddoomiyihii hore ee Gobolka mudug ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee Soomaaliya, Nicolás Berlanga ...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Magaalada Muqdisho uga qayb galay xaflad lagu maamuusayay ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo maanta ka qayb galay munaasabadda xuska maalinta ...
Gudoomiye ku xigeenka maaliyada iyo siyaasada Gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle oo manta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Beledweyne ee ...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xersi Warfaa iyo Wafdi uu hoggaaminayo ...
Wasiirka Waxbarashada iyo Diimaha Kostas Gavroglou ayaa sheegtay in bisha September ee soo socota si rasmi ah loo furi doono ...
Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, waxaana xilkii uu ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho