Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Midawga Yurub+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee Soomaaliya, Nicolás Berlanga Martinez, oo ku kulmay Muqdisho ayaa ka wada hadlay xoojinta xariirka midawga Yurub iyo Soomaaliya iyo dardar gelinta mashaariicda midawga Yurub ay ka fuliyo Soomaaliya.

Safiirka midawga Yurub ee Soomaaliya ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mahad-celiyay soo dhawaynta ballaaran, waxa uuna ballan qaaday in uu ka shaqayn doono dardar gelinta mashaariicda ay dalka ka wadaan iyo xoojinta xariirka laba geesoodka ah.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa midawga Yurub uga mahad celiyay taageerada ballaaran ee la garab taaganyihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddoomiyay shir ay kasoo qayb galeen taliyaha booliska, saraakiil sare oo ka tirsan Booliiska Soomaaliya  iyo Safiirka cusub ee Midawga Yurub kaas oo looga hadlay horumarinta booliiska Soomaaliyeed.

Midawga Yurub ayaa Soomaaliya ka taageera dhinacya badan oo ay kamid tahay tababarrada ciidamada Booliiska si sare loogu qaado awoodda iyo xirfadda sugidda amniga mawaadiniinta.

Previous Post

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Galmudug oo Xilkii ka qaadey Gudoomiyahii Gobalka mudug, isagoona Maamul cusub u magacaabey Gobalkaasi.

Next Post

Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Galmudug oo Xilkii ka qaadey Gudoomiyahii Gobalka mudug, isagoona Maamul cusub u magacaabey Gobalkaasi.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026
0

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In