Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Safiirrada Caalamka ee Saldhiggoodu yahay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibada la ah ...
















