Toos u daawo:-Munaasabadda lagu xusayo sanad-guurada ciidanka Asluubta oo ka socota Muqdisho
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay oo Ciidanka Asluubta maanta ugu dabaal-dagayaan sanad-guuradooda 49-aad oo ka soo wareegatay ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay oo Ciidanka Asluubta maanta ugu dabaal-dagayaan sanad-guuradooda 49-aad oo ka soo wareegatay ...
Siminaarkan ayaa ujeedkiiisu ahaa sidii Ciidanka Boolisku u dhawri lahaa Xuquuqda Beni'aadamka xiliyada ay ku jiraan waajibaadka shaqo ee loo ...
Taliyeyaasha Ciidanka Asluubta iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Sanadguurada 49-aad ee ah markii ka soo ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr: Axmed Cali Daahir,Wasiirka Cadaaladda XFS ...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in maleeshiyaad ka tirsanaa Al Shabaab ay ku dhinteen qarax ...
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal-degaya sanadguurada 49-aad ee ka soo wareegatay markii la aas-aasaya, iyadoo munaasabad lagu weynayo ...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Nabadiidka Al-Shabaab kala wareegay degaanno hoos yimaada Gobolka Shabellaha Hoose. Degaanada Nabadiidka Al-Shabaab laga ...
Wafdi uu horkacayo Taliyaha Ciidanka Asluubta ee wadanka Suudan Sareye Guud Xatim Alnuur Cabdulqaadir ayaa soo garay magaalada Muqdisho, iyadoo ...
Wafdi ka socda Wasaaradda Qorshaynta Xukuumada Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana soo dhoweeyey xubno uu ka mid ...
Cabdi Yuusuf Xasan, oo ah muwaaddin Soomaaliyeed, ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Dalka Maraykanka, markii lagu eedeeyay Afduub ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho