Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa uga tacsiyadeeyay ehalada,Xildhibaanada Baarlamaanka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed geerida Xildhibaan ...
















