Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo diyaarisay hab casri ah oo imtixaanaadka loo qaado+sawiro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo diyaarisay hab casri ah oo imtixaanaadka loo qaado+sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo loo diyaar garoobayo imtixaankii guud ee dowladda oo dhicidoona bartamaha sanadkan ayaa wasaaardda Waxbarashada,Hidah iyo Taclinta sare ee dowladda Soomaaliya waxaa ay diyaarisay qorshe cusub oo la xiriira qaadista imtixaanaadkaasi oo qaab casri ah loo qaban doono.

Wasiiru Dowlaha Waxbarashada mudane C/raxmaan Maxmuud Cabdulle(Jaabir) ayaa maanta kormeerey Dugsiga Jamaal C/naasir,oo lagu soo kordhiyay qalab casir ah oo loogu talagalay in lagu diyawaangeliyo ardayda imtixaanaadkaasi galaysa oo qaab casri ah oo computreised ah.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

mudane C/raxmaan Maxmuud Cabdulle(Jaabir) oo kormeerka kadib la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay habkan cusub oo loogu talagalay qaadista imtixaanaadka guud ee dalka.

โ€œRuntii maanta waxaa ay ahayd maalin aan u kuurgalaynay diyaar garowga imtixaanaadka dowladdaย  ee 2019-2020,manta waxyaalaha ugu muhiimsan waxaa kamid ahaa in aan hubino nidaam cusub oo imtixaaanaadka sanadkan cusub lagu bilaabo,sida aad ogtihiin waxaa socday nidaam cusub oo horumarinta waaxyaba iyo guud ahaan wasaradda si loo helonidam casri ah oo imtixaakaasi,waxaan bilownay in imtixaanka uu noqdo qaab computerised ah,sanadkaan waxaan qayaasayna ain la diwaangelindoonoย  37 ,000 kun oo arday,wuxuu qabsoomi doonaa imtixaankaasi,isbuuca koowaad ee bisha 5-aad ee sanadkan gudihiisaโ€. Ayuu yiri Jaabiri.

Wasiiru Dowlaha Waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sare ayaa ugu baaqey shacabka Soomaaliyeed in ay u diyaar garoobaan habkaasi cusub oo casriga ah,oo ay soo diyaarisay wasaaradda,si looga gudbo culeyskii saranaa wasaaraddaasi,wuxuuna sidoo kale sheegay in muhiimad gaar ah uu ay leedahay arrintani.

Ugu dambeyn waxaa uu uga mahadceliyay masโ€™uuliyiintii wasaaradda iyo howlwadeenadii waqtiga ku bixiyay sidii loo hirgelin lahaa qorshahani casriga ah,kaasi oo baahi weyn loo qabay.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xarigga Ka Jaray Xabsiga Guud Ee Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ra’isul wasaare Kheyre oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore

Next Post
Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka

Ra'isul wasaare Kheyre oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In