Erdogan: Ka laaban meyno heshiiska Russia ee ganntaalada S-400.
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisu uusan ka laaban doonin heshiiska ku saabsan iibsiga gantaalada S-400 ee lala ...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisu uusan ka laaban doonin heshiiska ku saabsan iibsiga gantaalada S-400 ee lala ...
Taliyaha Ciidanka Millitariga Dalka Suudaan, Jeneral; Abdel Fattah al-Burhan, ayaa Maanta oo Talaada ah ku dhowaaqay in Bisha 9-aad ee ...
Maanta oo ay Taariikhda Hijriyadu ku beegan tahay 1-da Shawaal 1440-ka, kuna beegan 4 June 2019-ka Miilaaddiyada, waxaa inta badan ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey Munaasabada Ciidul Fidriga oo maalintii ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay xoojinta midnimada iyo wada jirka. Madaxweyne ...
Soomaaliya ayaa maaanta siwen looga ciiday iyadoona maanta ay tahay maalintii koowaad ee Ciidul fidriga. Dad badan ayaa magaalada ...
Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay Qaraarkii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee ka soobaxay dhawaan. Soodhoweyn: Dawladda Soomaaliya waxay soo ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku wargelisay shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ah ...
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in meelo badan oo ka mid ah Gobollada dalka, gaar ahaan ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng: Yarisow) ayaa xariga ka jaray Mashruuc horumarineed oo laga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho