Jabuuti iyo Masar oo ka wada hadlay horumarka Soomaaliya
Wasiirka arrimaha dibedda ee Masar ,Sameh Shoukry iyo dhiggiisa Dalka Jabuuti, Maxamed Cali Yuusuf, ayaa Shalay ka wada hadlay ammaanka ...
Wasiirka arrimaha dibedda ee Masar ,Sameh Shoukry iyo dhiggiisa Dalka Jabuuti, Maxamed Cali Yuusuf, ayaa Shalay ka wada hadlay ammaanka ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre oo casho sharaf Muqdisho ugu sameeyay madaxda garsoorka dalka, ayaa ...
Maamulka Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa dhawaan waxa ay dib udhis, Qurxin iyo Qalabeyn ku sameeyeen Xarunta iyo Xafiisyada ...
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir wadajir ah oo afar maalin ay lahaayeen seddexda hay’ad ee u xilsaaran dib-u-eegista ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray shir Muqdisho uga socday Wasaaradda Arrimaha ...
Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan u dhaxeeyay guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee golaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qayb galay xiritaanka Shir Sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo shalay ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada amsterdam ee Caasimadda Holland kula kulmay saraakiil ...
Ku dhawaad 500 oo ciidan Boolis ah oo ay yeelaneyso Degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa tababar u soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho