Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo ka tacsiyeeysay geeridii ku timid Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa tacsi leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ...
















