Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay Maamulada Hirshabeelle,K/Galbeed iyo Gobolka Banaadir
Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa lagu saxiixay heshiis Wasaaradu ay ku wareejisay 7-gaari oo looga talagalay howlawadeenada canshuuraha gobolka Banaadir, ...
















