Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha JFS.
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka AMISOM Francisco Madeira, ayaa shalay la kulmay Madaxweynaha ...
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka AMISOM Francisco Madeira, ayaa shalay la kulmay Madaxweynaha ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ururka 49-aad, Guutada 10-aad qeybta 43-aad ayaa howlgallo baaxad leh ka sameeyay degaanno ka tirsan Magaalada ...
Ciidanka milateriga wadaan Sudan ayaa gaaska dadka ka ilmeeysiiya u adeegsaday dad mu daharaadyo ka dhigayay Magaaladda Khartaan. Sidoo kale ...
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Md. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay ...
Muqdisho, Axad, June 9, 2019 –Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...
Muqdisho, Axad, June 9, 2019 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Golaha Dhaqaalaha Qaranka ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisoow) ayaa dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha guud ee siyaasadda ee wasaaradda ...
Raiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya qaban qaabada munaasabadda xuska todobaadka xoriyadda Soomaaliya. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho