Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Juballand oo maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab kala wareegay deegaano hor-leh.
Ciidamada oo ka soo dhaqaaqay degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa gaaray deegaano ay horay u maamulayeen dhagarqabayaasha Al-shabaab ...









