Wasiirka Qorsheynta: Anagu deyn ma qaadano, waxaan ku jirnaa hawshii deyn cafiska (Warbixin)
Wasiirka Qorsheynta, Maal-geshiga iyo Hurumarinta Dhaqaalaha Dawladda Federalka Soomaaliya, Jamal Maxamed Xasan ayaa sheegay in fursado badan oo maalgashi ah ...
















