Wasiir Bayle “IMF way ku qanacday dhamaan sidii aan uga soo baxnay shuruudihii SMP3″
Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maalintii labaad Magaalada Adis Ababa kaga qeyb-galay shir Looga hadlayo ...
















