Wasiirka cadaaladda oo tababar aqoon kororsi dhanka luqadaha ah u furay askar ka tirsan ciidanka Asluubta
Xaflad lagu qabtay Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa waxaa ka qayb galay wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XF Soomaaliya iyo saraakiisha Ciidanka ...
Xaflad lagu qabtay Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa waxaa ka qayb galay wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XF Soomaaliya iyo saraakiisha Ciidanka ...
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kawar bixiyay Shirka wasiirada cadaaladda iyo arrimaha gudaha ee Jaamacadda Carabta ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay Wadatashiga Qorshaha horumarinta Qaranka ee sagaalaad ...
Gudoomiyaha waaxda Horseed ee degmada Yaaqshiid C/weli Maxamed Cabdulle oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay waxqabadka maamulkiisa ...
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa sheegay in wasaaradaha iyo hay’adaha federaaliga laga doonayo in ay ka shaqeysiiyaan barahooda internetka, ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa saxiixay Habraaca Iibka iyo Qandaraasyada Dawladda Hoose ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay Haweenka Soomaaliyeed inay ka shaqeeyaan midnimada shacabka iyo sidda ...
War kooban oo ka soo baxay xafiiska Warfaafinta ee Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 07.03.2019 Warka waxaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kaddib safarro uu ku tagay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho