Maxaabiis ku xiran Xabsiga dhexe oo la guddoonsiiyay shahaadooyin kadib markii ay barteen xifrado kala duwan
Wasiirka Waxbarashada Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa maanta ka qeyb galay xafalad shahaadooyin lagu Guddoonsiyaya ...















