Marxuum Cabdi Xoosh wuxuu aqoontiisa qareennimo iyo hawl-karnimadiisa ugu khidmeeyay Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii ...















