Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siyaasadda Aljeria oo cakiran iyo madaxweynaha oo digniin soo saaray

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Siyaasadda Aljeria oo cakiran iyo madaxweynaha oo digniin soo saaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Aljeria ayaa waxaa weli k ataagan xiisado siyaasadeed eek u aadan ka qeybgalka doorashada dalkaasi ee madaxweynaah xanuunsanaya,taasi oo dhalisay caro ay muujiyeen dadweynaha dalkaasi kunool qaarkood oo ka soo horjeeda qorshahaasi.

Cabdulcasiis Butefliqa oo ah Madaxweynaha xanuunsanaya ee iminka talada Aljeria ahaya ayaa doonaya in markii 5-aad uu qabto xilka madaxtinimo,wuxuuna ka digay in khalalaaso siyaasadeed ay ka dhacdo dalkaasi,si looga bad baado khatar ka dhalankarta arrintaasi.

Related posts

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026

Wakaaladda wararka dlkaasi APS qoraal lagu daabacay ayaa lagu sheegay in madaxweyne Cabdulcasiis Butefliqa oo 82 jir ah kuna xanuunsayaya dalja Switzerland gaar ahan magaalada Geneva  uu ku amaanay dadka sameynaya banaanbaxyada sida nabadda ah oo ay dareenkoodi u muujinayaan,wuxuuna ka digay in ay jiraan dad uu sheegay in laga soo diray dibadda sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweynaha haatan talada haya ee Aljeria Cabdulcasiis Butefliqa  ayaa xisbigiisa wuxuu dalka ka talinayay ilaa xoriyadda 1962,balse isaga 20sano ayuu maamulayay,wuxuuna xanuunsaday 2003 xiligaasi wixii ka dambeyeyna hadalkiisa wa ala wayaay,kadib markii uu ku dhacay xanuunka maskaxdi dhiiga ku fura ee loo yaqaano Stroke,dhawaan ayuuna shaaciyay in markii 5-aad uu xilka u taagan yahay,taasi oo caro xoogan dhalisay.

Telefeshin laga leeyahay dalka Farnsiiska ayaa shaaciyay in madaxweyne Cabdulcasiis Butefliqa uu fiiso weli isbitaal,waxaana arintaasi ay si kordhisay xaradda iyo walwalkii jiray,inkastoo taageerayaashiisu ee ololaha u wada ay sheegayaan in uu wanaagsan yahay.

Previous Post

Ururka Suxufiyiinta Haweenak ee Sowjra oo soo dhaweeyay waxyaabihii ka soo baxay shirweynihii Qaran ee haweenka

Next Post

Siyaasadda Aljeria oo cakiran iyo madaxweynaha oo digniin soo saaray

Next Post
Siyaasadda Aljeria oo cakiran iyo madaxweynaha oo digniin soo saaray

Siyaasadda Aljeria oo cakiran iyo madaxweynaha oo digniin soo saaray

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In