Wasaaradda Maaliyadda: Specific Procurement Notice
National Theatre Goods National Theatre Works
National Theatre Goods National Theatre Works
Axmed Maxamed Cumar "Leeddo" ayaa dhimashadiisii Tobadaad ka hor waxaa uu bartiisa Facebook soo dhigay Sawir uu ku soo dulquray ...
Waxaa goor_dhow si rasmi ah u furmay kulanka 31-aad Kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka BJFS. Kulanka waxaa soo xaadiray 152 ...
Mudanayaasha Golaah Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanayo kulan kooda caadiga ahaa,si loo dardar-geliyo howlaha shaqo ee horyaala ...
Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa saaka Xukun dil ah ku fulisay Dhagar Qabe ka tirsanaa Maleeshiyaadka Alshabaab kaasi ...
Waxaa shalay si rasmi ah loo furay xafiiska Hay’adda Mercy Corps ee Soomaaliya iyadoo uu xariga ka jaray Wasiirka Qorsheynta ...
Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukumadda Soomaaliya ee Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Omaar oo marti ku ahaa barnaamijka ...
Maxamed Muxudiin Axmed waa 23 jir Maxkamad Sacudiga ku taala ku xukuntay 10-sano oo xariga, waxa uu aabihiis ku waayey ...
Dowladda Itoobiya ayaa wadda qorshe lagu soo celinayo dhammaan muwaadiniinteeda ku dhaqan waddamada Caalamka ee aan sida sharciga ah ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho