Wararka ka imaanaya magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan oo sababay ...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Aadan Hoosow iyo xubno ka ...
Malyuun oo ah inantii dhaawacu kaso gaarey isbuurashadi ka dhalatay shaley kumanaanki dadweyne ee isuguso baxey muxaadaradi uu ku qabanayey ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil ...
Sameeynta Ciidamo Isku dhaf ah oo ay yeelatay magaalada Gaalkacyo, dhisida madasha isdhex galka Dhalinyarada labada dhinac ee magaalada waxa ...
Laba xidigle Xoogga dalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud) ayaa loo heysta in uu dil bareer ah u geystay Marxuum Dayax ...
Maxkamdda Ciidamda Qalabka Sida ayaa soo bandhigtey kiisaska ay qabatay sanadkii 2018-ka kaasoo la xiriira fal dambiyeedyada ay geystaan Argagixisada ...
Muqdisho- Laba xidigle xoogga dalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud) ayaa loo heysta in uu dil bareer ah u geystay Marxuum Dayax ...
In ka badan Boqol xubnood oo isugu jirta Saraakiil iyo Saraakiil xigeenno ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho