Baarlamaanka Puntland oo maanta dhageysanaya khudbadaha musharixiinta
Qaban qaabo ku aadan doorashada madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland ayaa ka soconaysa magaalada Garoowe,taasi oo la filayo in ay ...
Qaban qaabo ku aadan doorashada madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland ayaa ka soconaysa magaalada Garoowe,taasi oo la filayo in ay ...
Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dalka Mareykanka ayaa si weyn u tageeray madaxweynaha cusub ee Konfurgalbeed dhawaan loo doortay Mudane ...
Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ku qaaday deegaanka Dugule ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa halkaasi ku bur buriyay saldhigii maleeshiyada ...
Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa dhawaan waxa ay magaalada Garoowe ka shaaciyeen liiska Musharixiinta buuxiyay sharuudaha ...
Guddiga horumarinta adeega Bulshada,arrimaha bini-aadanimada,warfaafinta iyo dhaqanka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wasiirka ...
Haweenka Soomaaliyeed ayaa taageeray go’aan Dowladda Soomaaliya ay dalka kaga saartay ergaygii gaarka ahaa ee Qaramada Midoobey Soomaaliya Danjire Niclos ...
Kulanka oo ka dhacay xafiiska wasiirka cadaaladda XFS ayaa waxaa ka qayb galay guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka, xeer ilaaliyaha ...
25 arday oo baratay culuumta badda ayaa maanta ka qalin jebisay Academiyada Culuumta badda ee Khalif Macow ee magaalada Muqdisho, ...
Ugu yaraan Lix qof ayaa ku dhimatay halka 50 kalana ay ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay dalka Thailand, kadib ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho