Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shil Dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Thailand

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Shil Dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Thailand
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan Lix qof ayaa ku dhimatay halka 50 kalana ay ku dhaawacmeen  shil baabuur oo ka dhacay dalka Thailand, kadib markii baabuur Bas ah oo waday dalxiisayaal socodaal gudaha ah ku jiray uu ku dhacay gaari kale oo Bas ah.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Wargeys ka soo baxa caasimaadda dalka Thailand ayaa qoray in Booliska dalkaasi  ay sheegeen in Baabuurka shilka galay uu ku ka tagay magaalada Banom Bari kuna wajahnaa caasimadda dalkaasi Thailand ee Bangkok.

Boolisku waxa ay intaa raaciyeen in wadaha Baska kale uu wax badan isku dayay inuu xakameeyo Baaburkiisa laakin ay u suurta geli weyday sidaasna ugu  dhacay Baabuurka kale ee dalxiisayaasha waday.

Dalka Thailand ayaa  shilal dhiig badan ku daatay ay ka dhaceen sanadihii ugu dambeeyaay arrintaasi oo loo aanaynayo taxadir la’aanta wadayaasha iyo isgaarsiinta jidadka oo aad u xun.

Previous Post

Qarax khasaare dhaliyay oo ka dhacay Caasimadda Masar

Next Post

Wasiir Ku Xigeenka Waxbarashada oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey arday ka qalin-jebisay Akademiyada Cilmiga Baddaha+Sawirro

Next Post
Wasiir Ku Xigeenka Waxbarashada oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey arday ka qalin-jebisay Akademiyada Cilmiga Baddaha+Sawirro

Wasiir Ku Xigeenka Waxbarashada oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey arday ka qalin-jebisay Akademiyada Cilmiga Baddaha+Sawirro

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In