Guddoomiyaha Hodan “Dadka ku dhaqan Degmada oo isku duuban waxa ay dib u dhisi doonaan goobihii ay argagixisadu burburisay.”
Guddoomiyeha Degmada Hodan Mudane Abdihakiin Cabdirixman Ciiise (Dhagajuun) ayaa ka tacsiyeeyay dadkii rayidka ahaa iyo askartii ku shahiidday weerarkii bahalnimada ...
















