Hoggaanka Ururka Haweenka Soomaaliyeed oo ka hadlay go’aankii Dowladda Soomaaliya ay dalka kaga ceyrisay Danjire Nicholos Haysom
Haweenka Soomaaliyeed ayaa taageeray go’aan Dowladda Soomaaliya ay dalka kaga saartay ergaygii gaarka ahaa ee Qaramada Midoobey Soomaaliya Danjire Niclos ...
















