Macalimiin ka tirsan Jaamacadda Plasma oo abaal marino la guddoonsiiyay “SAWIRRO”
Xafladan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa lagu abaalmariyaa Macalimiintii ugu wanaagsanaa Jaamcadda Plasma waxaana goob joog ka ahaa Guddoomiyaha ...
Xafladan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa lagu abaalmariyaa Macalimiintii ugu wanaagsanaa Jaamcadda Plasma waxaana goob joog ka ahaa Guddoomiyaha ...
Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federalka Somaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa kulan casho ah xalay ...
Kulan ay xalay magaalada Johanneesburg ku yeeshay Waxgaradka, Ganacsatada Soomaalida iyo Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Koonfur Africa ayaa ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in qabsoomidda cayaaraha tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir ...
BEIJING, 31ka Ogoosto, 2018:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xaley ku booqday Hooygiisa Madaxweynihii hore ee soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ...
Wasiiru Dowlaha XafiIska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa ka qayb galay shirka 9aad ee Wasiirada Bii’ada ee wadamada ku ...
https://www.youtube.com/watch?v=KurfMHsRuQE
https://www.youtube.com/watch?v=zzVnFBGJ1Lg
Garoonka ciyaaraha kubadda Cagta ee Muqdisho Studium Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya olole balaaran oo dhanka nadaafadda ah kaasi oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho