Duqa Muqdisho oo amray in laga guuro xaruntii wasaaradda Arrimaha gudaha +Sawirro
Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow iyo mas'uuliyiin kala duwan ayaa maanta kormeerey xaruntii wasaaradda ...
Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow iyo mas'uuliyiin kala duwan ayaa maanta kormeerey xaruntii wasaaradda ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay kulan sannadeedka golaha wasiirada ee dar-dar gelinta qorshayaasha ...
Ciidan ka tirsan ururka 60-aad ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta tababar u socday muddo saddex bilood ah loogu soo ...
Musuqmasuq waa lunsasho hanti dadweeyne,waxaana laga dhaxlaa Saboolnimo , Amni darro iyo dib u dhac, Musuq maasuqu waxaa uu khal ...
Dawladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ka taageeraysa waxbarashada farsamada gacanta, taas oo hoos u dhigaysa saamiga dadka shaqo la’aanta ah. war ...
Dawladda Talyaaniga ayaa soo saartay sharci lagu xadidayo dadka soo galootiga ah, si loo yareeyo qulqulka qaxootiga soo galaya Talyaaniga. ...
Amiir Khaled ayaa lagu waramay in la sii daayey iyadoo ay sii kordhayaan cadaadiska caalamiga ah ee khuseeya dilkii Suxufi ...
NISA ayaa hakisay una gudbisay Hanti-dhowrka guud ee Qaranka, qandaraasyo malaayiin doolar dhan, oo baxay sanadihii lasoo dhaafay, uuna saxiixay ...
Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arin dhalinyarada si wayn u hadal hayeen oo ka dhacday Saldhiga Degmada Xamar ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee ka dhacday magaalada Minya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho