Ciidanka Xoogga oo Maleeshiyada Al shabaab ka saaray Deegaanka Dhagaxyaale ee Gobolka Galgaduud
Argagaxisada Alshabaab ayaa laga saaray Deegaanka Dhagaxyaale ee Gobolka Galgaduud ka dib Weerar Qorshaysan oo ay ku qaadeen Ciidamada Dowladda Gobaleedka ...
















