Xamaas oo sheegtay in ay kordhineyso Gantaalada haddii Israel aysan joojin duqeynta
Garabka hubeysan ee ururka Xamas ayaa sheegay in ay xoojinayaan weerarada iyo gantaalada rasaasta ah ee ay la beegsanayaan magaalooyinka ...
Garabka hubeysan ee ururka Xamas ayaa sheegay in ay xoojinayaan weerarada iyo gantaalada rasaasta ah ee ay la beegsanayaan magaalooyinka ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa sheegay in Keydka ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday ...
Xildhibaannada golaha shacabka ayaa maanta ka dooday ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018-ka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka ...
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta baaq nabadeed ka soo saaray colaada ka taagan gobolka Galgaduud gaar ...
Waxaa lagu guuleystay in la demiyo dab qabsaday qeyb ka mid keydka hadalka Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku ...
Ciidamada Israeli ayaa Marinka Gaza ku dilay 7-Falastiiniyiin ah ka dib kolkii howlgal qarsoodi ah iyo duqeyn xagga cirka ah ...
Diyaaradda Kenyan Airways ayaa duulimaadkeeda ku fidin doonta Geeska Afrika,waxayna howlgal duulimaad ah ka bilaabi doontaa Soomaaliya gaar ahaan magaalada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan degdeg ah isugu yeeray Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, wuxuuna ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho