Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay shir ku saabsan Manhajka wacyigelinta Doorashada “SAWIRRO”
Shirkan oo ah wadatashigii labaad ee ku aadan diyaarinta Manhajka Waciygelinta iyo waxbaridda cod bixiyaha doorashada ayaa maanta ka furmay ...
Shirkan oo ah wadatashigii labaad ee ku aadan diyaarinta Manhajka Waciygelinta iyo waxbaridda cod bixiyaha doorashada ayaa maanta ka furmay ...
Kulankan oo ahaa Aqoon isweydaarsi Caasimadda Mqudisho ka socday muddo shan mamalmood ah, islamarkaana looga hadlayay joojinta Gudniinka Fircooniga ah ...
450 dhallinyaro Soomaaliyeed oo soo codsaday inay ka mid noqdaan Ciidanka Xoogga dalka, kadib markii Taliska Ciidanka Difaaca dalka uu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeeriyay abuurista Golaha Dhaqaalaha Qaranka. Xeerka madaxweyne oo lambarkiisu yahay 98 ...
Ciidamadda Xoogga dalka ayaa Howlgalo lagu baacsanayo Al Shabaab waxay ka wadaan deegaano hoos yimaada degmada Jamaame ee Gobalka Jubbada ...
Maleeshiyo katirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay fiidkii isku dayey inay weerar ku qaadaan fariisimo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta ...
Dagaalkii sokeeyey siyaabo badan ayuu u dhaawacay dalka. Qoysasayuu kala geeyay, xukunka sharciga ayaa meesha ka baxay, hay’adaha dowladda ayaa ...
Mashaariic horumarineed oo ku aadan hirgelinta adeegyada bulshada sida waxbarashada ayaa ka socda gobolka Bokool,tan iyo markii maleeshiyada Alshabaab laga ...
Shalay Magalada Toronto waxaa lagu soo gaba gabeeyay Tartan Sport-oo lagu xusayay halyeygii kubada cagta soomaaliya Faarax Weheliye Cadoow Sendiko ...
Hay’addaan ayaa ka hortagaysa Badeecadaha khatarta ku ah Caafimaadka dadka iyo deegaanka, sidoo kale soo dajinta iyo isticmaalka Badeecadaha dhacay ama tayadeedu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho