Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Go’aan Ay Wasaaradda Qorshayntu Ka Qaadatay Hay’adaha Caalamiga Ah
Golaha wasiirrada xukuummadda federaaka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoominayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre, ...
















