Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kormeeray Iskuulka Jabuuti

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kormeeray Iskuulka Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta  kormeer ku tagay iskuulka Jabuuti oo ka mid ah iskuulladii dhawaan ay la soo wareegtay wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka  Soomaaliya.

Kormeerkan ayaa waxaa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ku wehelinayay wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ardeyda iskuulka u qeybiyay bugaagta manhajka cusub ee ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada.
Ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka go’an tahay horumarinta waxbarashada dalka.

“Dowladda federaalka waxaa ka go’an inay horumariso waxbarashada Dalka waxaan idin ku dhiiri gelinaya inaad wax bartan”ayuu yiri ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre.

Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan bilowday bixinta Bugaagta manhajka cusub ee waxbarashada Dalka.

Previous Post

Soomaaliya oo saxiixday Xeerka Naafada ee Qaramada Midoobay “Dhageyso Wareysi”

Next Post

Guddoomiye Yariisow oo la kulmay Wakiilka WFP ee Soomaaliya

Next Post
Guddoomiye Yariisow oo la kulmay Wakiilka WFP ee Soomaaliya

Guddoomiye Yariisow oo la kulmay Wakiilka WFP ee Soomaaliya

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In