Dowladda Jabaan iyo AMISOM oo dib u dhis ku sameeyay Saldhigga Boliiska Dayniile
AMISOM ayaa Saraakiisha Boliiska Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir ku wareejisay Saldhigga Boliiska Deyniile oo dib dayactir ballaaran ay ku samaysay ...
AMISOM ayaa Saraakiisha Boliiska Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir ku wareejisay Saldhigga Boliiska Deyniile oo dib dayactir ballaaran ay ku samaysay ...
Xarumaha codbixinta doorashoyinka madaxtinimo ee dalka Cameroon,ayaa la soo xiray,iyadoo si rasmi ah loo bilaabay tirinta codadka doorashoyinka ay ku ...
Muqdisho- Dable Boliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha degmada Hodan xilli uu dhac u geysanayay dadka ...
Kulan lagu dhiira gelinaayey ololaha dadka Shacabka ah ee isu xilqaamay la dagaalanka Kooxda Al-shabaab isla markaana loogu duceynaayey dadkii ...
Kulan looga hadlaayey dardargelinta barashada farsamooyinka gacanta, kobcinta dhaqaalaha iyo shaqa abuurida dhalinyarada soomaaliyeed oo ay iska kaashadeen wasaaradda waxbarashada ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka Ingiriiska ee arrimaha Afrika, Harriett Baldwin, ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Ku-simaha Danjiraha Midowga Yurub ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka ...
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa dadka deegaanada ay gacanta ku hayaan ku qasbay iney bixiyaan midkood lacag ama xoolaha nool ee ay ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa guddoomiye ku-xigeenka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho