Kulan lagu dhiira gelinaayo ololaha Shacabka isu xilqaamay la dagaalanka Maleeshiyaadka Al-shabaab oo Muqdisho lagu qabtay.
Kulan lagu dhiira gelinaayey ololaha dadka Shacabka ah ee isu xilqaamay la dagaalanka Kooxda Al-shabaab isla markaana loogu duceynaayey dadkii ...
















