Golaha shacabka oo ka doodi doona Nakhshadeynta magaalooyinka
Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Xubnaha ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Xubnaha ...
Kulan amniga magaalada Muqdisho ku saabsan oo ay ka qeybgaleen, Wasiir amniga, duqa Muqdisho, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir, laamaha ammaanka ...
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya iyo madaxda Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee Gobolka, ...
Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Afrax oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ayaa maanta cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka ee ...
Ururka Hansare iyo Himilo toosan oo ay ku midoobeen dhallinyaro isugu jirta Puntland Iyo Galmudug oo kaashanaya Maamulka isbitaalka wayn ...
Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay magaalada ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) oo ka hadlayey Barnaamijka kulanka Toddobaadka ee ka baxa Warbaahinta ...
Wasaaradda amniga gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay inuu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isu soo ...
189 Qof oo looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Kooxo Islaamiyiin mayalka adag ayay Maxkamad ugu billaabaneysaa Maalinta Arbacada Dalka ...
Shirka 12 aad ee Iskaashatooyinka iyo horumarinta Ganacsiga xorta ah ayaa ka socda magaalada Abuja ee Caasimada Nigeria, waxaana Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho