Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Biljimka u fadhin doona Soomaaliya.”Sawirro”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dalka Belgiumka u ...
















