Soomaaliya oo saxiixday Xeerka Naafada ee Qaramada Midoobay “Dhageyso Wareysi”
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa saxiixday ka mid noqoshada Soomaaliya ee Qaraarka Qarammada Midoobay ee Xuquuqda Dadka ...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa saxiixday ka mid noqoshada Soomaaliya ee Qaraarka Qarammada Midoobay ee Xuquuqda Dadka ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas, Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarsho) ayaa sheegay in uu taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay Dalka Ciraaq Barham ...
Dhamaan bahada waxbarashada Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeysay Talaabada ay Dowladda kula wareegeyso Qaar ka mid ah Iskuulada waa weyn ee ...
Waxaan qeybtii hore ku soo qaadanayay Taxanaha Taariikheed ee Tacliinta Soomaaliya ee Xilliyadii gumeysiga ka hor iyo waliba ka dib, ...
Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka waxaa uu diirada saarayaa todobaadkan halka ay marayso waxyaabihii ugu xiisaha badnaa Cayaarihii ...
Guddiga Garsoorka iyo Cadaaladda iyo sidoo kale Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka ayaa maanta xarunta Guddoomiyaha iyo Guddiyada ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku socoto howlaha dib ...
Wasiirka xigeenka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta saree ee xukuumadda Soomaaliya, Feysal Cumar Guuleed ayaa Maanta iskuullada Dowladda u qeybiyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho