Ardayda wax barata Jaamacadaha Gobolka Banaadir oo loo soo gabo gabeeyay aqoon kororsi ku saabsan cilmiga Diiniga “SAWIRRO”
Siminaarkan oo socday muddo afar maalin laguna baranayay qaar ka mid ah kitaabada Cilmiga Diiniga ah sida Tafsiirka Quraanka Kariimka, ...
















