Wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada XFS ee dhawaan la magacaabay oo maanta xafiiskiisa la wareegay.
Tani waxay qeyb ka tahay dardar-gelinta howlaha shaqo ee horyaala wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada loogana fadhiyo fulinta waajibaadka loo ...
















