Mashaariic Horumarineed oo laga bilaabey Warshiikh +Sawiro
Magaalada Warsheekh ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa ka soconaya Mashaariic lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha, wax barshada, caafimaadka iyo bilicda degaanka. ...
Magaalada Warsheekh ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa ka soconaya Mashaariic lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha, wax barshada, caafimaadka iyo bilicda degaanka. ...
Muqdisho, Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku xukuntay Min Shan-sano oo xabsi Ciidan ah kaddib markii ay dhac u geysteen Shirkadda ...
Guddiga Madaxa bannaan ee xudduudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay qorshaha ku aaddan is-waafajinta Dastuurka iyo sharciyada la xariira arrimaha xadka ee aynu la wadaagno Waddamada ...
Dhulgariir xoog leh ayaa ku dhuftay jasiiradda Lombok ee Indonesia maanta Khamiista, taasoo keentay Dhimasho khasaaro iyo burbur xoog leh ...
Nin heysa dhalasha Britain ayaa Dubai ugu xanniban lacag dhan 46,000 oo ganaax gaari wadid ah Qoyska ninka ayaa sheegay ...
Wararka naga soo gaaraya Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug, ayaa waxay sheegayaan in Maleeshiyada argagixisada ah halkaasi ay ku xireen ...
Muqdisho, Ogoosto 08, 2018-- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabad ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka ...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay ...
Maalin ka dib markii Washington ay cunaqabateyn cusub ku soo rogtay Dehran ayay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka cusboonaysiisay dalabkeedi ahaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho