Monday, December 15, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Washington: Waxaan rabnaa isbeddel ku yimaada habdhaqanka Dehraan

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Washington: Waxaan rabnaa isbeddel ku yimaada habdhaqanka Dehraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maalin ka dib markii Washington ay cunaqabateyn cusub ku soo rogtay Dehran ayay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka cusboonaysiisay dalabkeedi ahaa in Iiraan ay bedesho dhaqankeeda iyo Siyaasadeeda ku wajahan Caalamka & gobolka.

Tani waxay timid kadib markii uu shir jaraa’id qabtay afhayeenka wasaarada arrimaha dibedda Mareykanka Heather Naort oo ku eedeeyay Dehraan Kordhinta qalalaasaha Bariga Dhexe iyo Caalamkaba.

Related posts

Duqa Muqdisho Oo Maanta Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

Duqa Muqdisho Oo Maanta Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

December 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Madaxweynihii Hore Ee Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Madaxweynihii Hore Ee Puntland

December 14, 2025

lataliyaha amniga qaranka Mareykanka John Bolton ayaa sheegay in Iiraan ay  ku howlantahay kordhinta gantaalaha nukliyeerka iyo sii hurinta colaada Bariga Dhexe.

“Iiraan lacagteeda kuma bixineysa adeeggyada bulshada, laakiin waxay awoodaa inay ku bixiso weerarrada argagixisada,” ayuu yiri afhayeenka wasaarada arrimaha dibadda Mareykanka, isaga oo intaa ku daray in dhankooda ay doonayaan in Iiraan ay la galaan heshiis ku saabsan Gantaalaha Ballistic ee Nukliyarka.

Habdhaqanka Xukuumadda Iiiraan ma ahan mid ka ka farxinaya Dadka reer Iiraan iyo guud ahaan Caalmka  waayo lacaga badan ayay ku maal galisaa argagixisada Caalamiga ah ayuu markale yiri afhayeenka wasaarada arrimaha dibadda Mareykanka, isaga oo  carabka ku adkeeyay in Washington ay daneyneyso wadahadal ay lagalaan Iiraan.

Previous Post

Sacuudiga iyo Iiraan oo ku hardamaya marin Biyoodka Baabul Mandab

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Oo Sheegay In Horumarinta Waxbarashadu Ay ka Qayb Qaadanayso Wiiqidda Xag-jirnimada “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Oo Sheegay In Horumarinta Waxbarashadu Ay ka Qayb Qaadanayso Wiiqidda Xag-jirnimada “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Oo Sheegay In Horumarinta Waxbarashadu Ay ka Qayb Qaadanayso Wiiqidda Xag-jirnimada "SAWIRRO"

Duqa Muqdisho Oo Maanta Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

Duqa Muqdisho Oo Maanta Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

December 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kaarka codbixinta doorashada Dowladaha Hoose...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Madaxweynihii Hore Ee Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Madaxweynihii Hore Ee Puntland

December 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, bulshada Puntland iyo guud...

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xarig Jaray Masraxa Cusub Ee Lagu Soo Kordhiyay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xarig Jaray Masraxa Cusub Ee Lagu Soo Kordhiyay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

December 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayey...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

December 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u qaatay Kaarka codbixinta ee Dooraahada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In