Madaxweynaha JFS oo Addis-Ababa uga qeyb galaya shir aan caadi ahayn oo looga hadlayo xaaladda amni ee Koonfurta Suudan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 21-ka bishan Magaaladda Addis-Ababa kaga qeybgalaya shir aan caadi ahayn oo ...















