Soomaaliya Oo La Ciyaari Doonto Uganda
Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-Jirada ayaa ku aaday xulka qaranka Uganda oo kaalinta labaad ee Group-ka B ku soo baxay. ...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-Jirada ayaa ku aaday xulka qaranka Uganda oo kaalinta labaad ee Group-ka B ku soo baxay. ...
Shirka caalamiga ah ee badqabka Saxafiyiinta oo labadii maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko , ayaa maanta kormeeray Xaruntii isgaarsiinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee dawladda, kaas ...
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay soo saareen ...
Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan, oo Safar ...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka qeyb galay shir ka dhacay Magaalada Waashitoon oo looga hadlayay arrimaha lacagaha ...
Kooxda Kubada Cagta Banaadir ayaa kulankii 15-aad ee horyaalka Soomaaliya Waxay la Ciyaari doonto Kooxda Madbacadda oo kulankii Wareegi hore ...
Gudigga doorashadda Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa iska dhex doortay Guddoomiye ka dib doorasho ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada ...
Laba toddobaad kadib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in dowladda Suuriya ay adeegsatay hubka kiimikada ayaa khubarada caalamiga ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho