Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo iska dhex doortay Guddoon
Gudigga doorashadda Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa iska dhex doortay Guddoomiye ka dib doorasho ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada ...
Gudigga doorashadda Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa iska dhex doortay Guddoomiye ka dib doorasho ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada ...
Laba toddobaad kadib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in dowladda Suuriya ay adeegsatay hubka kiimikada ayaa khubarada caalamiga ee ...
Dowladda Turkiga ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay hannaanka loo Daryeello Maxabiista Xabsiga dhexe ee Xamar kaddib markii Danjiraha dowladdaas u ...
Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamd Abuukar Islow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ...
Barnaamijka Wadajir waxaa uu ka hadlaa Xasilinta dalka, Dhismaha Dowladaha hoose iyo Dib u heshiisiinta dalka Halkaan ka Dhegeyso
President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Mohamed Abdulahi Farmajo on Saturday received credentials from Qatari Ambassador to Somalia, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee ...
Kooxaha Dekada iyo Horseed oo galabta ku wada kulmay garoonka banaadir ayaa ku kala baxay barbaro 2-2 ah kadib markii ...
Taliyaha ciidammada Asluubta Soomaaliyeed oo uu wehliyey Safiirka dowladda walaalaha ee Turkiga u qaabilsan Soomaaliya ayaa booqday Xabsiga dhexe ee ...
Howlwadeeno ka kala socday wasaaradaha caafimaadka iyo Tamarta Dowladda Federaalka ah, shaqaalaha iyo maamulka isbitaalka Deyyniile iyo xubno matalayay Bulshada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho