Shirka caalamiga ah ee Badqabka Suxufiyiinta oo ka furmay Muqdisho+Sawirro
Ra’isalwasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furay shirkan oo soconaya laba maalmood. waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin ...
Ra’isalwasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furay shirkan oo soconaya laba maalmood. waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin ...
Siminaarkaan oo ahaa mid looga hadlayay ahmiyada ay bulshada iyo deegaanka uleedahay beerista dhirta ayaa maamta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo. ...
Kooxda Kubada Cagta Dekada ayaa la Ciyaari doonta galabta kulan ku Sameyn ku yeelan kara hanashada horyaalka Soomaaliya oo ay ...
Shirka looga hadlayo Badqabka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maanta ka dhacay Muqdisho waxaa ka qeyb galay madax katirsan dowladda Soomaaliya, waxaana ...
Casho sharaftaan uu guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ahayd mid sagootin iyo dar daaran ah. ...
Casha sharaftaan ayaa waxa kasoo qeyb galay sii hayaha Guddoomiyaha Baarlamanka dalka ahna Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka, ...
Dowladda Kuuriyada waqooyi ayaa ku dhawaaqday inay si dhaqso ah u hakineyso tijaabaada nukleyrka iyo gantaalada, isla markaana ay albaabada ...
Wasiiru dolaha wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan Maxamuud Cabdulle ayaa sheegay in wasaaraddu ay go’aamisay in 19-bishaan la qabto imtixaanada ...
Muqdisho, 20ka Abriil, 2018-- Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kormeeray goobaha ay ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho