Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo ku dhawaaqdey dib u howlgelinta dhismaha hey’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed.
Hay’addaan ayaa ka hortagaysa Badeecadaha khatarta ku ah Caafimaadka dadka iyo deegaanka, sidoo kale soo dajinta iyo isticmaalka Badeecadaha dhacay ama tayadeedu ...
















